Permanent
Hargaysa
31 Jan, 2026
1
AC & Electric Technician
Engineering
application closed
Job description

Waxa Shirkadda Telesom ka bannaan hal Boos oo ah AC & Electric Technician xirfad leh oo aqoon iyo khibrad u leh qaboojiyayaasha (AC-yada) iyo dabka (Power), kana shaqayn kara rakibid, dayactir, iyo hagaajin nidaamyada AC-yada iyadoo la ilaalinayo badbaadada, tayada, iyo wax-qabad kaba.

Key Duties & Responsibilities
  • Rakibidda Split, Window, Cassette, Ducted, iyo VRF/VRV AC systems, oo ay ku jiraan indoor & outdoor units, copper piping, insulation, drainage, control panels, thermostats, iyo sensors.
  • Fulinta vacuuming, refrigerant charging, iyo commissioning nidaamka.

 

Dayactirka & Hagaajinta

  • Sameynta preventive maintenance (nadiifinta filters, coil washing, lubrication).
  • Ogaanshaha iyo hagaajinta ciladaha compressors, condensers, evaporators, fans, motors, expansion valves, control boards.
  • Hagaajinta refrigerant leaks, beddelidda qalabka cilladaysan, iyo hubinta refrigerant levels & pressures.

 

Dabka & Kaantaroolkiisa:

  • Hubinta iyo hagaajinta contactors, relays, capacitors, iyo wiring.
  • Cabbiridda voltage, current, insulation, phase balance.
  • Xallinta dhibaatooyinka thermostats iyo temperature controllers.
  • Hubinta grounding sax ah iyo badbaado koronto.
Qualifications
  • In uu ka baxay Dugsiga Sare oo Farsamada Gacanta ah, gaar ahaan takhasuska AC iyo Nidaamyada Dabka, Haystana shahaado la aqoonsan yahay oo AC & Dibka ah.

 

Khibrad Shaqo (Experience)

  • Ugu yaraan waa in uu leeyahay 2 sano oo khibrad shaqo ah oo la xidhiidh rakibidda, dayactirka AC systems-ka iyo shaqooyinka Dabka.
  • Waa in uu Aqoon fiican oo ku saabsan badbaadada korontada iyo isticmaalka qalabka farsamada si ammaan ah uu leeyahay.
  • Waa in uu awood u leeyahay akhrinta wiring diagrams-ka iyo technical manuals-kaba.
  • Waa in uu adkaysi u leeyahay culaysada shaqada, kana shaqayn kara goobo kala duwan.
Competencies
Unlock Exclusive Skills
Telesom Academy is your gateway to acquiring valuable skills and knowledge that can set you apart in the competitive job market.
Learn more