Haddii aad u baahan tahay in aad la soo xidhiidho maamulka sare, fariin u dir info@telesom.com ama soo garaac: +252-522008.
Haddii aad u baahan tahay in aad wax ka ogaato adeegyadda aanu ka qabano horumarinta bulshadda, fadlan fariin u soo dir iimaylka: pr@telesom.com ama soo garaac line-ka +252 -522385.
Waxaad booqan kartaa xarumaha iibka ee aanu ku leenahay dalka, ama la xidhiidh xaruntayadda daryeelka macmiilka adigoo garaaya haddii aad dalka joogto lamabrka gaaban ee 151 / +252-522168 ama fariin u dir support@telesom.com.
Waxaad adeegyaddada ZAAD-ka kala xidhiidhi kartaa lambarka gaaban ee 100 ama garaac +252 -522222. Qaybta Land-line-ka: 121/ +252-522021/522064 Xafiiska Saamileyda: +252-522382/522132