Waa adeeg maaliyadeed oo aad lacag ku diri karto, ku iibsan karto, kuna kaydsan karto mobaylkaaga isla markaana aad ku qabsan karto adeegyo maaliydeed oo kale meel kasta oo aad dalka ka joogto. ZAAD waxa uu kamid yahay adeegyada Mobile Money ee hormuudka ka ah dunida guud ahaan iyo gaar ahaan qaaradda Africa.