Miss Call Notification
Adeegani wuxuu kaa caawinayaa inaad hesho farriin ah mobiladii ku soo garaacay intii uu tilifoonkaagu xidhnaa ma ka baxsanaa xadkii loogu talo galay.
Qaabka uu shaqeeyo adeegani
Garaac 126 kadibna dooro 1
Adeegani waa bilaa lacag ama waa bilaash