AQOON-YAHAN
Waa adeeg waxbarasho diini ah oo bilaash ah, waxaanay macaamiisha Landline-ka Telesom ka dhagaysan karaan Tafsiirka Quraanka, muxaadarooyin iyo casharo Diiniya. Sidoo kale adeegan waxaad si toos ah uga dhagaysan kartaa masaajidka u dhow xaafadaada ee lagu rakibay adeegan.
Faa'idooyinka Adeega
Si aad u isticmaasho fadlan garaac 129