Waa adeeg caafimaad oo xambaarsan Talooyin caafimaad oo faa’iidooyin badan u leh hooyadda uurka leh. Adeegan waxaad ka dhagaysan kartaa tilmaamo iyo aqoon caafimaad oo ay hooyada uurka lihi u baahan tahay.
Faa'idooyinka Adeega Shaafi