Qiimo Dhimis Balaadhan
Shirkada Telesom waxay ugu bushaareyneysaa dhamaan Macaamiisheeda in la idiin sameeyay QIIMO DHIMIS balaadhan adeega internet-ka 4G++,3G iyo 2G.
Waxaa kale oo aan Macaamiisha u diyaariney xidhmooyin cusub (Internet Bundles) oo ah Todobaadle iyo Maalinle.Si aad u isticmaasho fadlan garaac *225# ama *885#.faah faahin la xidhiidh 151.