Adeega Kaaliye waa adeeg cusub oo casriya, adeegani wuxuu macmiilka u fududaynayaa inuu wixii cillado ah uu si fudud u xalisto isagoon xarumaha shirkadda tagin ama la xidhiidhinba sida: Waxaad xalin kartaa haddii telefoonku ka xayirmo, haddii uu ka xidhan yahay oo aad PIN/PUK u baahatid, haddii aad u baahdo inaad furto internet-ka iyo haddii aad u baahato in aan ogaato biilkaaga aad isticmaashay.
Isticmaalka Adeega Kaaliye
Si aad adeegan u isticmaasho: