Adeegga Voice-SMS
Adeegga voice sms waa adeeg fariimo cod ah oo aad u diri karto Asxaabtaada, Eheladaada iyo cidii kale ee aad xidhiidh leedihiin adoo ka diraya moobilkaaga.
Si aad u isticmaasho adeegan fadlan garaac 136