Adeegga dhambaal (MYSMS) waa adeeg fududaynaya in fariin qoraal hal mar loo wadda diri karo dadweyne tiro badan. Adeegan waxaa loogu talo-galay shirkadaha ganacsiga, hay’adaha dawladda, jaamacadaha, dugsiyadda iyo ciddii kale ee kooxo u dhisan, kuwaasi oo fariimo guud u dira macmiishooda ama shaqaalahooda.