Adeegga ILA-MAQAL
Adeegga Ila-maqal, waa adeeg casri ah oo u sahlaya macaamiisha ku soo garaacda inay dhagaysataan codad kala duwan oo raaxo leh sida Axaadiis, Ducooyin, nashiidooyin iyo Suugaan.
Isticmaalka Adeegga Ila-maqal
Si aad u dhagaysato codka hagidda garaac 118
Si aad isku diwaan-galiso taabo 1