Mobile Market
Mobile Market waa adeeg casri ah oo macmiisha u sahlaya in qaab Online ah u iibsan karaan, u iibin karaan, u kirayn karaan ama u kiraysan karaan dhamaan adeegyada iibka ah ama kirada ah ee ganacsiga suuqyada magaalooyinka Somaliland.
Fadlan garaac *400# kadibna dooro 1