Farriin Wadaag
Fariinwadaag (SMS Groupy) waa adeeg kooxo bulshadda ka mid ahi ay fariimo gaagaaban ku wadaagi karaan fikirkooda, aqoon-iswaydaarsi, aragtiyo, talooyin iyo kaftan-wadaaga.Adeeggani waxaa xog isku waydaarsan kara kolba tirada uu ka kooban yahay kooxdu (Groupy) sida Kooxda ciyaaraha, kooxda culumada, kooxda dhalinyarada, kooxda haweenka, kooxda horumarka, kooxda waxbarshadda, iwm. Kooxda ugu yar ee magac group samaysan kartaa waxay noqon karaan saddex qof ilaa in ka badan 2,000 oo qof.
Si aad isku diiwaan geliso fadlan garaac *400# kadibna dooro SMS Groupy