Telesom oo si balaadhan uga muuqatay xafladdii qalinjabinta jaamacadda Hargeisa 2019
Hargeisa - (Telesom) - Xafladdii qalin jabinta ee jaamacadda Hargeisa oo ka qabsoontay magaaladda Hargeisa gaar ahaan Jaamacadda Hargeisa ayaa shirkadda Telesom si balaadhan uga qayb qaadatay isla markaana lagu guddoonsiiyay shahaado Sharaf.