Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Adeega Ila-Soco

Post by Admin, Mar 3, 2019.

Ila-soco (vehicle tracking system)

Ila-Soco (Vehicle Tracking service) waa adeeg casri ah oo kuu sahlaya in aad la socon kartid dhaqdhaqaaqa baabuurkaaga iyo goobta uu ku sugan yahay, xawaaraha uu ku socdo, shidaalka uu isticmaalay iyo guud ahaan warbixinta baabuurkaaga oo dhammaystiran.

Faa’idooyinka Adeegga Ilasoco

  • Maamulidda iyo lasocodka xaaladaha dhaq-dhaqaaq ee baabuurka.
  • Helidda goobta uu ku sugan yahay baabuurku.
  • La socodka xadiga shidaalka baabuurka ku jira.
  • La socodka xawaaraha baabuurku ku socdo
  • Sugidda amniga baaburka, adigoo awood u leh in aad damin kartid baabuurkaaga goob kasta oo uu ku sugan yahay ama uu maraayo.
  • Isticmaalka Adeega Ila-soco

Adeega Ila-soco waxaad ku isticmaali kartaa laba hab oo kala ah:

  • Moobaylka: waxa aad ka isticmaali kartaa moobaylka, adiga oo aan Internet isticmaalayn. Waxaanad si fudud u heli kartaa warbixinta baabuurka uu adeegani ku xidhan yahay, adiga oo isticmaalaaya tiknoolajiyadda casri ah ee ILA-SOCO App.
  • Kombiyuutarka: Waxaad kala socon kartaa dhamaan xaaladda uu ku sugan yahay baabuurku, goobta uu maraayo, xaawaaraha uu ku socdo daqiiqadda aad eegayso iyo xaawirhii uu goob kasta ku soo maray.
  • Si aad u hesho xogtan iyo xogo kale oo badan waxaad internetka ka gashaa ciwaanka https:ilasoco.mytelesom.com adoo adeegsanaya magaca iyo magac-sireedka lagu siiyey.

Latest CSR

Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
Duqa Caasimadda Hargeisa oo raali gelin siiyay Telesom
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved