Barnaamijka Ardeykaab oo Abaalmarino gudoonsiiyey 10 Ardey oo ku Guuleystay Waxbarasho bilaash ah.
Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa macaamiisha gaar ahaan ardeyda usoo kordhisay adeega cusub ee Ardey-kaab, kaas oo u sahlaya ardeyga dugsiga sare iyo jaamacadaba inay helaan semester ama teeram bilaasha.
Barnaamijkan ayaa waxa ku guulaystan 6 arday oo kala dhigta jaamacadaha kala duwan ee dalka waxayna kala ahaayeen:
NAME | SITE | UNIVERSITY | FIELD |
CABDINUUR YUUSUF MAXAMED XUJAALE | HRG | ADMAS | ACCOUNT |
SICIID MAXAMUUD CUMAR XIRSI | BRO | GOLIS | ACCOUNT |
KHAALID CALI CISMAAN QALINLE | HRG | ADMAS | ICT |
KHADAR DUBAD MUXUMED SALEEBAAN | HRG | UOH | BUSINESS |
DEEQA MAXAMED YUUSUF CILMI | HRG | ADNA UNIVERSITY | NURSING |
NICIIMA BAASHE CABDI QAWDHAN | HRG | SHIFO | NURSING |
Macmiil Barnaamijkan si aad uga qayb qaadato, waa inaad Mobile-Data da Telesom aad isticmaashaa, Waa inaad Fariid u soo dirtaa lambarka 111 "JAAMACAD" oo hel Hal semester lacagtii
ama U dir Lambarka 111"SARE" oo Hel teeram Lacagtii.