Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Rugta Ganacsiga oo casho sharaf ku maamuustay Guddoomiye Abdkarim Mohamed Eid

Post by Admin, Nov 15, 2018.

Rugta Ganacsiga Somaliland oo Xalay casho sharaf ku maamuustay Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Abdikarim Mohamed Eid oo ku guulaystay abaalmarinta AfricaCom CEO of the year 2018.

Xafladdan ayaa waxa soo agaasimay Rugta Ganacsiga Somaliland (Somaliland Chamber of Commerce), waxayna ku maamuusayeen Guddoomiyaha shirkadda Telesom Abdikarim Mohamed oo guul la taaban karo oo taariikhiya usoo hooyay Waddanka iyo Geeska Afrikaba. 

Casho sharaftan oo aad u billayd ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin isugu jira Wasiiro, Xildhibaano, Xisbiyada Mucaaradka iyo marti sharaf kale.

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Latest CSR

Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
Duqa Caasimadda Hargeisa oo raali gelin siiyay Telesom
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved