Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Shirkadda Telesom oo Abaal-marino guddoonsiisay macaamiisheeda

Post by Admin, Aug 20, 2018.

Shirkadda TELESOM ayaa abaal-marino guddoonsiisay macaamiisha shirkadda ee ku guulaystay abaal-marinta billaha ah ee Aqoonmaal iyo Hano Hadiyadaada,

Hano_Hadyaddaada: Macaamiisha Moobaylkooda ka isticmaasha internet-ka oo macmiil u ah shirkadda TELESOM, waxa uu awood u leeyahay inuu barnaamijkaa ka soo qayb-gali karo, nasiibkiisana tijaabiyo, isagoo kelmadda ‘Abaal-marin’ u soo diraya Numberka “111”. 
Aqoon_maal: macaamiisha barnaamijka aqoonmaal isticmaasha oo iyagana si nasiib ah lagu soo xusho.

Latest CSR

Shirkadda Telesom oo Wacdaro Ka Dhigtey Carwadda 9-aad ee Rugta Ganacsiga Somaliland
Aroos Wacan Qaybtii 3aad
Telesom Group oo qiimo kaabis dhan 70% ku samaysay haamaha 6kg ee Somgas
Telesom oo maalgalin u samaysay dhalinyaro fikrado ganacsi la yimid
Sannad guuradii 7aad ee Mashruuca Caruurta la nool xanuunka macaanka
Telesom oo Lacag ku wareejisay Kooxda Kubadda Cagta ee gobolka Daadmadheedh
Shirkadda Telesom oo deeq $20,000 oo Dollar ugu deeqday Maktabadda Qaranka ee Gabiley
Shirkadda Telesom oo casho sharaf u samaysay kooxda Daadmadheedh
SOMALILAND ICT CONFERENCE 2020
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2021 Telesom. All Right Reserved