Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Tartanka Koobka Xidhiidhka

Post by Admin, Jul 18, 2018.

Tartankan oo shalay ka Furmey Hargeisa Stadium, Waxa soo Agaasintey Wasaaradda Ciyaaraha waxaana soo qabanqaabiyey Waaxda xidhiidhka kubadda cagta somaliland.

Telesom clouds


Tartankan waxa Maalgelisay #shirkaddaTelesom, Tartankan ayaa ah kii ugu balaadhnaa ee lagu qabto somaliland, waana mid tariikhi u ah dhalinyaradda kubadda ciyaarta, tartankaas oo ay ka soo qaybgaleen 28 kooxood oo kala ah, 
Kooxaha Heerka #koowaad
Kooxaha Heerka #Labaad iyo 
Kooxaha Heerka #Saddexaad

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Tartankan intuu socdo waxaad si toos ah uga Daawan karta #HCTV

Latest CSR

Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
Duqa Caasimadda Hargeisa oo raali gelin siiyay Telesom
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved