Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo soo kordhisay adeegyo Cusub

Post by Media section staff, Feb 21, 2018.

Shirkadda Telesom iyadoo ka jawaabaysa baahiyaha technoolajiyadeed ee macaamiisheeda Sanad kasta waxay u soo kordhisaa Adeegyo cusub.

Hadaba Macaamiisha sharafta leh ee Telesom waxa Lagu wergelinayaa in loo daahfurey App cusub ee Telesom_App, App-Kaas oo ay kala soo degi karaan Android-ka.

App-kan oo aan ugu talo galanay macaamiishu inay ka Heli Doonaan adeegyo Badan oo casri ah, oo uu ka mid yahay Adeega Keyd(Sim-backup), Taas oo markii hore Macmiisha dhibaato ka haysan jirtey hadii uu mobile-ku ka lumo, inay waayi jireen dadkii ugu keydsanaa (contacts), sidaa darteed App-kan wuxuu macaamiisha ka caawin doonaa inay Lambaradooda ka qaataan Backup, si marka danbe ee ay Simcard-ka soo Furtaan u helaan contacts-kii.

Appkan Waxa kale oo ku jira Adeega Anti-theft, kaas oo Macmiilka u sahlaaya inuu ogaan karo Simcard-ka lagu isticmaalayo Mobile-kiisa haddii laga xado.,

App-kan waxaad ka isticmaali karta dhamaan Adeegyadda Telesom bixiso, App-kan waxaad kusoo diri kartaa wixii cabasho aad qabto, waxaanad ka xalisan kartaa adeegyadda ka ciladooba.
https://play.google.com/store/apps/details… 

Tayo Waa Telesom

Latest CSR

Carwada Shaqada - 2022
Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved