Hargeisa [Telesom] Waxa xalay Hargeysa ku soo xidhmay xafladda abaalmarinta hal-abuurka ganacsiga dumarka ee sanadka 2023 (Women Business Accelerator 2023) kaas oo Telesom Group Foundation ka mid tahay maalgeliyayaashiisa. TELESOM Foundaton waxa uu u taagan yahay horumarinta nolosha mujtamaceena.