Adeega Mushaax waa adeeg kuu sahlaya inaad kaadhka (Simcard) Telesom, ula safri kartid wadamada dibeda (Haj iyo Cumro) iyadoo marnaba aanu go’aynin xidhiidhkaagii isgaadhsiineed.Adeeggani waxaad ku helaysaa postpaid iyo prepaid ahaanba