Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Carwada Shaqo Abuurka Somaliland

Post by Admin, May 31, 2023.

Hargeisa [TELESOM] Waa noo farxad ah in aannu ka qaybgalno carwada shaqo-abuurka Somaliland oo saaka si rasmi ah uga furmaya caasimadda gobolka Awdal ee Boorama. 
Maadama oo aannu nahay shaqo-geliyaha iyo shaqo-carbiyaha ugu ballaadhan dalka waxa aannu dhallinyarada ku wargelinaynaa in fursadaha shirkadaha Telesom kala socdaan boggaga aannu ku leenahay baraha bulshada.
Waannu ku boogaadinaynaa degmada Boorama oo si weyn u martigelisay shirkan oo ah mid fursad weyn u abuura dhallinyarada.

Dhallinyarta, aqoonyahanka iyo xirfadlayaasha ka soo qaybgalay carwada shaqo-abuurka Somaliland oo shalay si rasmi ah uga furmay caasimadda gobolka Awdal ee Boorama waxa ay xogtooda ama codsigooda shaqo (CV) ku soo gudbin karaan halkan:
https://shorturl.at/jqPX7
Si ay fursad ugu hesho shaqooyin ka soo bannaanaan doona qaybaha kala duwan ee Telesom.
Telesom waa shaqo abuuraha ugu weyn Somaliland

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Latest CSR

Dardargelinta Ganacsiga Haweenka 2023
Telesom oo 30 Milyan oo bir ugu deeqday suuqa taiwan ee Jigjiga
Telesom iyo dhismaha suuqa waaheen
Adeega Keynaan
Adeega Mushaax
Carwada Shaqo Abuurka Somaliland
Telesom iyo doorka horumarinta bulshada
Carwo Ganacsiyeedkii 10aad ee Somaliland
Telesom Group
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2023 Telesom. All Right Reserved