Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Shirkadda Telesom oo magaca Somaliland kaga qayb gashay shir caalami ah

Post by Admin, Nov 24, 2022.

Shirkadda Telesom waxay ku faraxsan tahay inay magaca Somaliland kaga qayb gasho shalay, Salaasa, 23 Nov, 2022 shirka caalamiga ah ee ganacsiga Afrika (Africa Business Forum - 2022), kaas oo uu sannad walba qaban-qaabiyo dalka Taiwan, gaar ahaan Bureau of Foreign Trade (BOFT), MOEA, TAITRA iyo Africa Taiwan Economic Forum (ATEF).
 
Shirkan waxa lagaga hadlayay HAYAANKA IYO FURSADAHA TIKNOOLAJIYADDA IYO WARSHADAHA (Digital and Industrial Trends and Opportunities). Shirka waxa ka qayb-galay waddamo badan oo Afrikan ah sida: Eswatini, Ghana, South Africa, DR Congo, Nigeria, Algeria, Somaliland, Egypt, Tanzania iyo Rwanda.
 
Dhammaan waddamadaasi waxay soo bandhigayeen sida ay ugaga faa’iidaysteen tiknoolajiyadda dhinacyada horumarineed gaar ahaan e-Commerce & Digital Development, Medical Equipment, Security Industry, Manufacturing Sector, Renewable Energy (Solar & Wind), Agriculture & Food Processing.
 
Ugu dambayntii, Telesom waxay ku soo bandhigtay Shirkaasi horumarka TIKNOOLAJIYADDA & ISGAADHSIINTA SOMALILAND iyo geeddi socodka FACA 5AAD ama 5G ee Somaliland.

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Latest CSR

Telesom Group oo 150 kun oo dollar ugu deeqday suuqa Wajaale
Dardargelinta Ganacsiga Haweenka 2023
Telesom oo 30 Milyan oo bir ugu deeqday suuqa taiwan ee Jigjiga
Telesom iyo dhismaha suuqa waaheen
Adeega Keynaan
Adeega Mushaax
Carwada Shaqo Abuurka Somaliland
Telesom iyo doorka horumarinta bulshada
Carwo Ganacsiyeedkii 10aad ee Somaliland
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Privacy
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2023 Telesom. All Right Reserved