Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021

Post by Admin, Jan 19, 2022.

Berbera [TELESOM] Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraya Somaliland ayaa xaflad taariikhiya oo aan hore uga dhicin  Somaliland ku qabatay magaalo xeebeeda Berbara. Xafladdan ayaa ahayd abaalmarinta horyaalka horyaaladda Somaliland ee sannadka 2021. Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa xafladdan wacdaro ka dhigtay iyadoo soo agaasintay isla markaana bixisay jaa'isadaha xafladdan lagu bixinayay. Sidoo kale shirkadda Telesom ayaa aad uga dhex muuqatay munaasibadan taariikhiga ah. Waxaana afka shirkadda ku hadlayay A/wahab Maax oo ah agaasimaha xidhiidhka dadweynaha ee shirkadda Telesom.

Waxaa xafladdan kasoo qaybgalay Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, Badhasaabka gobolka saaxil, Duqa degmadda berbara.

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Latest CSR

Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
Duqa Caasimadda Hargeisa oo raali gelin siiyay Telesom
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved