Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Telesom oo kulan la yeelatay warshaydlayda waddanka

Post by Admin, Dec 14, 2021.

Hargeisa [TELESOM] Shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom ayaa casho ku maamuustay warshadlayaasha waddanka oo wax soo saarkooda ku muujiyay bandhigii carwada warshadlayda ee lagu qabtay magaaladda Hargeisa. 

Shirkadda ayaa bogaadisay isla markaana u mahadnaqday warshaydlayda waddanka. Mahadnaq kadib waxay shirkaddu soo bandhigtay in maamulka iyo tiknoolajiyadu yihiin labada qodob ee ay iska soo gali karaan warshadaha iyo shirkadda telesom oo ka shaqaysa tiknoolajigu. Sidoo kale Darasalam bank ayaa isna soo bandhigay inay diyaar u yihiin warshadlayda marka la eegayo dhinaca maal-gashiga. 

 

Latest CSR

Telesom Group oo 150 kun oo dollar ugu deeqday suuqa Wajaale
Dardargelinta Ganacsiga Haweenka 2023
Telesom oo 30 Milyan oo bir ugu deeqday suuqa taiwan ee Jigjiga
Telesom iyo dhismaha suuqa waaheen
Adeega Keynaan
Adeega Mushaax
Carwada Shaqo Abuurka Somaliland
Telesom iyo doorka horumarinta bulshada
Carwo Ganacsiyeedkii 10aad ee Somaliland
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Privacy
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2023 Telesom. All Right Reserved