Maamulka Shirkadda, Xafiiska Shaqadda iyo Shaqaalaha iyo Dhamaan Shaqaala Waynaha Shirkadda Telesom Waxay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qarabadii iyo Dhamaan Shaqalaha Shirkadda Geeridii ku timid Gudoomiye Maxamed Aloore oo ku geeriyooday Dalka Turkey-ga
Ilahay Naxaristii Janno haka waraabiyo Dhamaana Samir iyo iiman ha inaga wada siiyo.
Aamiin Aamiin.