Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Telesom oo Qalabka barashada diinta Islaamka ku wareejisey Xabsiga Mandheera

Post by Admin, Sep 14, 2021.

Telesom oo Qalab ku wareejisey Xabsiga Mandheera

HARGEISA- [TELESOM] Barnaamijka barashada diinta Islaamka ayay shirkadda Telesom ka caawisaa xabsiyada dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Qalabkan ay shirkadda Telesom ku wareejisay Xabsiga Mandheera ayaa ka kooban sameecado, solar panels iyo xadhkihii dabka.

Shirkadda Telesom danta ugu weyn ee ay ka leedahay barnaamijkan ayaa ah in maxaabiista laga kobciyo dhinaca barashada diinta islaamka. Sidoo kale waxa barnaamijkan ka faa'idaysta maxaabiista 12 jeel oo ku kala yaala Boorama ilaa Caynabo.

 

 

Latest CSR

Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
Duqa Caasimadda Hargeisa oo raali gelin siiyay Telesom
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved