Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Xafiiska xidhiidhka dadweynaha oo daahfuray Telesom Shabeel Cup 2021

Post by Admin, Aug 31, 2021.

HARGEISA-[TELESOM] Waxa maalintii Jimcihii lagu daahfuray garoonka Cali Gadhle ee magaaladda Hargeisa Telesom Shabeel Cup 2021. Koobkan ayaa ah mid sannadle ah oo loo qabto shaqaale waynaha Telesom Group. Sannadkan ayaa noqonaya sannadkii 5aad oo xidhiidha ee koobkan la qabto. Maamulaha xafiiska xidhiidhka dadweynaha ee Telesom Yaasiin Nuur Mooge iyo Agaasimaha waaxda ciyaaraya ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Somaliland C/rashiid Caydiid ayaa si wada jira u daah furay tartankan.

Asaasihii tartankan oo ahaa C/risaaq C/lhai Cali Shabeel oo imika ku sugan waddanka Canada ayaan isagana halkan lagu xusay looguna duceeyay in ILLAAHAY caafimaad taama siiyo.

Tartankan ayaa ay ka qayb gali doonaan 8 kooxood oo kala ah; Telesom, Darasalam bank, Somgas, Zaad, Taaj, Telesom Electric Company, Kaabsan iyo Dhaweeye. Waxa xusid mudan in dhammaan ciyaartoyda kooxahani yihiin Shaqaale waynaha Telesom Group oo keliya.

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Latest CSR

Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
Duqa Caasimadda Hargeisa oo raali gelin siiyay Telesom
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved