Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Shirkadda Laydhka ee Telesom ayaa daah-furtay mashruuc lagu casriyeynayo Laydhka Caasimadda

Post by Admin, Aug 1, 2021.

HARGEYSA – [TELESOM] – Shirkadda Laydhka Telesom ee Telesom Electric Company (TEC)  ayaa maanta daah-furtay mashruuc lagu horumarinayo laydhka caasimadda ee magaalada Hargeysa. Mashruucan ayaa waxaa xadhkaha laydhka ee shirkadda la marin doonaa dhulka hoostiisa, iyadoo laga soo qaadi doono dhamaan xarumaha laydhka ee ay shirkaddu ku leedahay dalka.

Munaasibadan lagu daah-furaayey mashruucan oo ay ka soo qayb-galeen madax iyo masuuliyiin ka kala socday dawladda, shirkaddaha laydhka iyo ganacsato kale ayaa ka dhacday huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha shirkadda laydhka ee TEC  Eng. Muuse Cali Cige ayaa ka waramay mashuurcan qiimaha uu u leeyahay bulshada, lacagta ku bixi doonta iyo muddada uu socon doono. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale si gaar ah ugu mahadnaqay komishanka cusub ee Tamarta Somaliland.

Halkan ka daawo khudbadihii kala duwanaa ee laga jeediyey shirkan:

Telesom clouds

.

Telesom clouds

.

Latest CSR

Telesom Group oo 150 kun oo dollar ugu deeqday suuqa Wajaale
Dardargelinta Ganacsiga Haweenka 2023
Telesom oo 30 Milyan oo bir ugu deeqday suuqa taiwan ee Jigjiga
Telesom iyo dhismaha suuqa waaheen
Adeega Keynaan
Adeega Mushaax
Carwada Shaqo Abuurka Somaliland
Telesom iyo doorka horumarinta bulshada
Carwo Ganacsiyeedkii 10aad ee Somaliland
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Privacy
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2023 Telesom. All Right Reserved