Telesom Group iyo Ololahii Nadaafada ee Hargeysa
Telesom Group ayaa ololihii saaka ee magaaladda Hargeisa wacdaro ka dhigtay isla markaana agab loogu talo galay ololaha nadaafada ku wareejisay maayar ku xigeenka magaaladda Hargeisa Khadar Axmed Cumar.