Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Aroos Wacan Qaybtii 3aad

Post by Admin, Dec 20, 2020.

Shirkadda Telesom oo soo bandhigtay guulaystaasha barnaamijka Aroos wacan Qaybtii 3aad

Hargeisa-(Telesom) Shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom ayaa macaamiisheeda usoo bandhigtay Guulaystayaasha barnaamijka Aroos wacan. Xafladdan ayaa ka dhacday Guleed Hotel ee magaaladda Hargeisa. Xafladdan ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinta shirkadda Telesom iyo marti sharaf kale oo u badnaa culimada ugu caansan dalka.

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Latest CSR

Aroos Wacan Qaybtii 3aad
Telesom Group oo qiimo kaabis dhan 70% ku samaysay haamaha 6kg ee Somgas
Telesom oo maalgalin u samaysay dhalinyaro fikrado ganacsi la yimid
Sannad guuradii 7aad ee Mashruuca Caruurta la nool xanuunka macaanka
Telesom oo Lacag ku wareejisay Kooxda Kubadda Cagta ee gobolka Daadmadheedh
Shirkadda Telesom oo deeq $20,000 oo Dollar ugu deeqday Maktabadda Qaranka ee Gabiley
Shirkadda Telesom oo casho sharaf u samaysay kooxda Daadmadheedh
SOMALILAND ICT CONFERENCE 2020
Aroos Wacan Qaybtii 2aad
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2021 Telesom. All Right Reserved