Telesom Shabeel cup 2020
Shirkadda Telesom ayaa shaqaalaheeda sannad walba u qabata tartan kubadda
cagta ah oo ay ku tartamaan shaqaale weynaha Telesom Group.
Tartankan ayaa loogu wanqalay Telesom Shabeel cup sababtoo ah waxa aasaasay walalkeen
C/risaaq C/lahi Cali (Shabeel) oo maanta xaalad caafimaad u jooga dalka india ILLAAHAY waxaanu uga baryaynaa caafimaad taam ah. Tartankan ayaa waxa kasoo qayb gala 8 kooxood oo kala ah Telesom, Zaad, Darasalam bank, TEC, Somgas, Taaj, Kaabsan iyo Dhaweeye.
p> p>
p>
p>
p>
p>
p>