Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Shirkadda Telesom oo ku dhawaaqday guulaystayaasha wajiga koowaad ee barnaamijka Aroos wacan

Post by Admin, Sep 6, 2020.

Shirkadda Telesom oo ku dhawaaqday guulaystayaasha barnaamijka Aroos wacan

Hargeisa - (Telesom) - Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa soo kordhisay barnaamij lagu taageerayo dhallinyarada oo loogu magac daray aroos wacan, kaasoo dhallinyarada ku dhiirigelinaya guurka waxaana inta sannadka ka dhiman lagu taageeri doona 30 qoys.

Barnaamijkan ayaa midayn doona 60 dhallinyara ah, waana adeeg si fudud macaamiisha kala duwan ee ku xidhan shirkadda telesom si lacag la’aana uga qayb geli karaan.

Telesom ayaa daahfurtay munaasibadda wajigii koowaad ee guulaystayaasha barnaamijka Aroos wacan, waxaana  kasoo qayb galay masuuliyiinta shirkadda telesom, Wasiiradda Wasaaradaha isgaadhsiinta, shaqo gelinta, arrimaha dastuurka, ciyaaraha, guddoomiyaha dallada dhalinyarada ee sonyo, culumaa udiin, xildhibaano, siyaasiyiin iyo dhallinyaro tiro badan oo sugayay natiijada ku dhawaaqista guulaystayaasha.

Barnaamijkan oo bulshadu baahi weyn u qabeen ayaa waxa soo codsaday 200,000 oo qof, waxaana ka faa’idaysan doona 30 qoys.

Maanta ayaa lagu dhawaaqay 12ka guulayste ee ugu horreeya barnaamijkan Aroos wacan.

Telesom clouds

Latest CSR

Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
Duqa Caasimadda Hargeisa oo raali gelin siiyay Telesom
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved