Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Shirkadda Telesom oo Qalab dhisme ugu deeqday dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay roobabkii dabaylaha watay ee ku dhuftay Dacar- budhuq

Post by Admin, Aug 29, 2020.

 
Shirkadda Telesom oo Qalab dhisme ugu deeqday dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay roobabkii dabaylaha watay ee ku dhuftay Dacar- budhuq
 
Hargeisa - (Telesom) - Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa qalab dhisme ah ugu deeqday maanta dadka ku nool deegaanka Dacar-budhuq ee hoos timaada degmadda Laas-geel. 
 
Munaasibadan wareejinta deeqda oo ka dhacday magaalada Dacar-budhuq ayaa waxaa ka soo qayb-galay xubno golaha wasiiradda Somaliland ka tirsan, maamulka shirkadda Telesom iyo masuuliyiin kale oo isugu jiray madax-dhaqameed iyo marti-sharaf kale. 
 
Shirkadda Telesom ayaa maamulka degmadda ku wareejiyey deeqdan qalabka dhismaha oo dhamayd 1,200 xabo oo jiingadho ah iyo 500 oo kiish oo sibidh ah. 
 
Agaasimaha Horumarinta Arimaha Bulshadda ee Shirkadda Telesom Cabdiwahaab Maax oo ka hadalay munaasibadan ayaa sheegay sida ay shirkadda Telesom had iyo goor heegan ugu tahay inay bulshadeeda gacan ka siiso haddaba wixii baahi ku soo kordha. 
 
Halkan ka daawo warkan:

Latest CSR

Shirkadda Telesom oo ku deeqday Lix boqon oo kun oo dollar qaadhaankii suuqa waaheen
Guddoomiye A/lkariim oo bulshada Somaliland ka tacsiyadeeyay dabkii suuqaa waaheen
Telesom iyo taakulaynta abaaraha
Telesom oo ka qaybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Barcelona
Heshiiska xidhiidhka wadahadalka ee Telesom iyo Somtel
Heshiiska asaaska shirkadda maamulka wadaaga Fiber-Optica ee shirkaddaha isgaadhsiinta somaliland
Heshiiska Fiber Optica Somaliland
Xafladda Abaalmarinada Horyaalka Horyaalada Somaliland 2021
Duqa Caasimadda Hargeisa oo raali gelin siiyay Telesom
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2022 Telesom. All Right Reserved