Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Shirkadda Telesom oo Qalab Caafimaad Ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Post by Admin, Jun 22, 2020.

Hargeysa - (Telesom) - Shirkadda Telesom ayaa qalab caafimaad oo loogu talo galay in lagula tacaalo xanuunka Covid19 ku wareejisay wasaaradda caafimaadka Somaliland.

Telesom clouds


Munaasibada wareejinta oo ka dhacday xarunta kaydka dawooyinka ee cusbitaalka guud ee Hargeysa maanta [Isniin] waxaa,  ka soo qayb-galay wasiirka horumarinta caafimaadka, wasiirka Diinta iyo Awqaafta, xubno kale oo bahda caafimaadka  ah, guddomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka shirkadda Telesom iyo xubno kale oo maamulka Telesom ah.

Telesom clouds

Munaasibadan ayey shirkaddu ku wareejisay qalabka caafimaadka oo lacagtiisu dhameyd $600,000 oo dollar, waxaana qalabkaasi guddoomay wasiirka horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Badde, waxaanu uga mahadnaqay shirkadda Telesom deeqdaasi, waxaanu sheegay inay tahay deeqdii ugu muhiimsanayd ee soo gaadha wasaarada tan iyo intii uu bilaamay Covid19.

Telesom clouds


Halkan ka daawo shirka jaraaid ee deeqdan:

Latest CSR

Telesom Group oo 150 kun oo dollar ugu deeqday suuqa Wajaale
Dardargelinta Ganacsiga Haweenka 2023
Telesom oo 30 Milyan oo bir ugu deeqday suuqa taiwan ee Jigjiga
Telesom iyo dhismaha suuqa waaheen
Adeega Keynaan
Adeega Mushaax
Carwada Shaqo Abuurka Somaliland
Telesom iyo doorka horumarinta bulshada
Carwo Ganacsiyeedkii 10aad ee Somaliland
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Privacy
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2023 Telesom. All Right Reserved