Telesom
  • Hoyga
  • Iibso Hadda
    • Iibso Adeegga Internetka
    • Iibso Adeegga Dhambaal
    • Iibso Adeegga Ila Soco
    • Soo gudbi Cababsho
  • Ku Sabsan
  • Adeega
  • AHB
  • Hadyaddo
  • Xirfadaha
  • Xidhiidh
  • Galid
  • SOM
    • English
    • Somali
Galid
Diwaan-gali Akownkan

Shirkadda Telesom oo Markii 4-aad Maal-gelisay Barnaamijka Hal-abuurka Dhalinyaradda ee Innovate Venture

Post by Admin, Nov 25, 2019.

Telesom clouds

Hargeysa – [Telesom] – Waxaa maanta huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa lagu daah-furay tartankii barnaamijka hal-abuurka ganacsiga dhalinyarada ee Innovate Venture oo ay shirkadda Telesom maal-galiso sanad walba. Waxaana si rasmiya u furay Wasiirka Wasaaradda Maalgashiga Maxamed Axmed Cawad. Barnaanijkan oo soo maray maraxalado kal duwan, waxaa maanta la soo gebogabeeyey qaybtiisii Abaal-marinta guuleystayaasha. Shirkaddihii ku guuleystay inay u soo gudbaan wareega kala xulista ayaa soo bandhigey fikraddo ganacsi oo kala duwan, waxaana abaalmarin dhan $30,000 ay shirkadda Telesom guddoonsiisay 6dii shirkaddood ee la yimid hal-abuurkii ugu wanaagsanaa. Qaar ka mid ah guuleystayaasha barnaamijka hal-abuurka ganacsiga ee Innovate Venture ayaa shirkadda Telesom uga mahadnaqay maal-galinta ay shirkaddu u sameysay, waxaanay shirkadda Telesom ku amaaneen kaalinta ay kaga jirto horumarka dhaqaalaha dalka.

Telesom clouds

Agaaasimaha Horumarinta Bulshadda ee Shirkadda Telesom Cabdiwahaab Maax oo ka mid ah guddidii kala xulaysay guuleystayaasha ayaa markii ay dhamaatay xulistu wuxuu hambalyo u diray dhamaan ka qayb-galayaashii barnaamijka gaar ahaan lixdii shirkadood ee ku guuleystay barnaamijka maal-gashiga ee Innovate Venture.

HALKAN KA DAAWO WARKA BARNAAMIJKAN:

 

AHB Ugu Dambeeyay

Hadalka wanaagsani waa sadaqo
Mohamed Abdirashid Agaasimaha Innovate Venture
Dhaqanka iyo Akhlaaqda wanaagsan
Shirkadda Telesom oo Markii 4-aad Maal-gelisay Barnaamijka Hal-abuurka Dhalinyaradda ee Innovate Venture
Aqoonmaal: Ereyga maanta
Ilaalinta Amaanada
Telesom Shabeel Cup 2019
Xafladdii Qalin-jabintii dufcaddii 16aad ee jaamacadda Hargeisa
Somaliland ICT Conference 2019
  • Telesom
  • Nala Soo Xidhiidh
  • Xirfaddaha
  • Xogta Ilaali
  • Shuruudaha isticmaalka
  • FAQ
  • Ku Sabsan
Copyright © 2019 Telesom. Xuquuqdan oo dhan waxaa la dhowray