Guddoomiyaha shirkadda Telesom ayaa ku guulaystay agaasimaha ugu saamaynta badan Qaaradda Afrika dhinaca teknoolajiyadda iyo isgaadhsiinta sannadka 2018. Abaalmarintan ayaa Abdikarim Mohamed Eid lagu guddoonsiiyay magaalada Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika.