ADEEGYADDA TELESOM

TelesomSimcard

GMS

Meelkasta dalka ku hadal

Internet_telesom

Internet

xawaarihiisu sareeyo

Adeega_ZAAD

ZAAD

Lacagaha ku dirso kuna hel

landline

LANDLINE

Ku ticmaal adeegyo jaban

Adeegyadda GSM-ka

ADEEGGA GSM

Muxuu yahay adeegga GSM?

Shirkadda Telesom waxay dib u casriyeyn balaadhan ku samaysaa sannad walba adeegyadda laga helo adeega GSM-ka. Adeegga oo ah kii ugu horeeyey ee dalka laga hirgalyo sanadkii 2002-dii. Shirkaddu adeegayn waxay ku soo kordhisay adeegyo baaxad leh kuwaasi oo markasta bulshadda u fudaydanaya inay si fudud oo dhakhso badan ula jaan-qaadaan tiknoolajiyadda caalamka ee lagu jaan-gooyo baahida bulshadda caalamka ee sii kordhaysa.

Adeegyo nooceeya ayaa laga hela GSM-KA?

Adeegyadda laga helo adeega GSM-ka waxaa ka mid ah adeeggyadda Casriga ah ee la isku yidhaahdo VAS oo kala ah GPRS, 4G/3G, Aqoonmaal, Dhambaal, Mushaax, Ila-maqal, Facebook Bilaa Internet, Voice-sms, Voice-mail, Call Conference, Call Me Back, Ila-soco, Fariin-wadaaga, Kaaliye etc.

Halkee laga Helaa

Adeegyadda GSM-ka qaarkood waxaa si tooc ah ugu furan kartaa simcard-kaaga, qaarkood waxaad kala xidhiidhi kartaa xarumaha iibka shirkadda.

Section

Empty section. Edit page to add content here.

Latest News

ADEEGGA ZAAD

Ku Dirso

Ku Shubo E-voucher

Ku Kayso

ZAAD-Services

Ku Dirso Xawaaladaha

Ku Xidho KAAFI

Ku Dir Mushaharka

Adeeggyadda Dheeraadka ah (VAS)

AQOONMAAL

Waxaad ka helaysaa warar, Qaamuuska,  ciyaaraha, aqoon-koradhsi ah, barnaamijyo caafimaad iyo kuwo kale oo badan.

SHAAFI

Waa adeeg caafimaad oo xambaarsan talooyin caafimaad oo faa’iidooyin badan u leh hooyadda uurka leh marxaladda bilowga iyo dhalmadda.

ILA-SOCO

Waa adeeg casri ah oo kuu sahlaya in aad la socon kartid  dhaqdhaqaaqa baabuurkaaga goob kasta oo uu joogo iyo xaalad kasta oo la soo darista.

Adeegga IVR

Waa adeegga si hufan iskugu xidhaya Khadka landline-ka xafiisyadda kala duwan ee ganacsigaaga ama shaqadaada.

Xarumaha Shirkadda ee Gobolada Dalka